DHAGEYSO:Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray saxidda imtixaanada

0
408

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kormeer ku tagay xarumaha lagu saxayo imtixaanaadka shahaaddiga dugsiyada sare iyo dhexe ee wadanka Soomaaliya
Wasiirka oo warbaahinta faahfaahin siiyay ayaa xusay in imtixaanka uu jawi deggan ku soo gabagaboobay isaga oo macallimiinta saxaya kula dardaarmay in ay howsha sida habboon u gutaan.
Wasiirka ayaa sheegay in bisha toddobaad dhamaadkeeda la soo dhajin doono natiijada Imtixaanka.