Guddoomiyaha Guddigii Hibinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ahna Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa sharraxaad ka bixiyay shaqadii guddiga ee kala hufidda xubnaha cabashada laga keenay ee guddiga doorashada isagoo sheegay in guddiyada laga saaray 40 xubnood, laguna beddelay kuwo cusub maadaama Xubnahaas aysan buuxin Sharuudihii laga doonayay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddiga turxaanbixinta doorashada oo faahfaahiyay shaqada ay qabteen