DHEGEYSO:Muthama iyo Sonko oo ku baaqay midnimada hoggaamiyeyaasha Ukambani ka hor doorashada 2027

0
37

Siyaasiyiinta Johnson Muthama iyo Mike Sonko ayaa ballan qaaday inay isu keeni doonaan dhammaan hoggaamiyeyaasha Ukambani si ay u dhiirigeliyaan midnimada bulshada isla markaana ay hal cod ku yeeshaan doorashooyinka guud ee soo socda.