Xubnaha Beesha Caalamka iyo kuwa Soomaaliya oo isku raacay inay Dhaco doorasho la isla ogol yahay

0
646

Wararka ka soo baxaya Kulamo Saacadihii la soo dhaafay ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxay sheegayaan in la isla qaatay ka shaqaynta sidii ay dalka Soomaaliya uga dhici lahayd doorasho wadar-ogol ah oo Nabdoon.

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug C/kariim Xuseen guulleed ayaa sheegay inay dhamaan dhinacyada shiray ay isla qaateen sidii la isugu imaan lahaa shir lagu xalinayo waxyaabaha laga tabanayo arimaha doorashada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here