In ka badan 80 arday oo lagu afduubtay Nigeria

0
323

Ciidamada booliska ee dalka Nigeria ayaa sheegay in rag hubeysan ay weerar ku dileen sarkaal boolis ah halka ay afduubteen ugu uaraan 80 arday.
Waxaa sidoo kale ay dableyda kaxeysatay 5 macallin.
Tani ayaa timid ka dib markii ay weerar ku qaadeen dugsi ku yaalla gobolka Kebbi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here