DHEGEYSO:Wajir oo xoojisay dadaallada lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga

0
103

Bulshada ku nool Ismaamulka Wajir ayaa xoojisay dadaallada lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ee gabdhaha iyo haweenka, iyadoo haweenka ka badbaaday gudniinkan ay hormuud ka yihiin wacyigelinta bulshada iyo baaqyada lagu ilaalinayo gabdhaha.
Haweenkan ayaa bulshada ugu baaqaya in la joojiyo dhaqanka gudniinka fircooniga ah, iyagoo ka digaya dhibaatooyinka caafimaad iyo kuwa nololeed ee uu ku keeni karo gabdhaha iyo haweenka.