Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday in ay caawiso dad ku hanti beelay dabkii Boosaaso By star - June 16, 2021 0 395 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Culimada magaalada Boosaaso ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku baaqay in la caawiyo dadkii hantidooda ku waayey dabkii 13-kii bishan ka kacay qaybo ka mid ah suuqa weyn ee Boosaaso kaasoo sababay khasaaro hantiyeed.