DHAGEYSO:Ruto: “Waxaan rabaa inaan Kenya ka dhigno goob dhisme oo socota 20 sano”

0
133

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay inuu doonayo in shaqada dhismaha iyo horumarinta kaabayaasha dalka Kenya ay sii socoto muddo 20 sano ah.
Hadalkan ayaa muujinaya qorshaha madaxweynaha ee ah in la dardargeliyo mashaariicda dhismaha iyo horumarinta kaabayaasha Kenya, iyadoo dhalinyarada dalka laga qaybgelinayo shaqooyinka ka dhasha mashaariicdaas.