DHAGEYSO:Laba Arday jaamacadeed oo ku Dhintay Shil gaari

0
122

Laba arday oo ka tirsanaa jaamacadda Technical University of Mombasa ayaa ku geeriyooday shil gaari oo naxdin leh oo ka dhacay waddada Ahero–Awasi.
Shilkan ayaa dhacay xilli ardaydu ay u safrayeen inay ka qaybgalaan aaska mid ka mid ah ardaydooda oo ahaa guddoomiyaha ardayda, kaas oo hore u geeriyooday.
Labada arday ayaa ku dhintay shilka, iyadoo dhacdadan ay murugo weyn ku abuurtay bulshada jaamacadda iyo ardayda kale ee u safrayay aaska.