Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Cidamada Israil oo xabsiga dhigay 6 qof oo reer falastiin ah

Cidamada Israil oo xabsiga dhigay 6 qof oo reer falastiin ah

Xiisad yaa laga dareemaya bariga magalada qudus taas oo u dhaxaysa cidamada israil iyo kooxo rayid ah oo ree falastiin ah.
Dad gaaraya ilaa lix qof ayay maanta cimadama israil utaxabeen xisbisiyada halka tobanyeeyo kala si qasab looga saaray gurayahoodi degaanka u ahaa ee kuyaalay daanta galbeed ee magalada barakaysan ee qudus.
Kooxaha ree israil ah ayaa socdaal kumaraya bariga magalada qudus iyaga oo u dabaal dagaya qabsashadi israil ee bariga magaladaasi dagaalki 6-da maalmood ee 1967 waxaa ay ruxayaan calanka israil Kooxaha Israiliyiinta ayaa dabaal dagani qabta sanad walba.
Wasirka arimaha gudaha israil oo arinkani ka hadlay waxaa uu ka dhawajiyay in banaan baxani yahay mid ay xaq u leeyihiin kooxaha soo abaabyulay balse falastiniyiinta ayaa dhankooda dabaaldagan u arka daan daansi ka dhan ah iyaga oo ay wadaan israiliyiintu
Goobaha ay marayaan kooxaha banaan baxa wada ayaa loo diidaya dadka falstiniyiinta ah iyada oo cidamada israil ay ku qasbayaan inay baneeyaan gobaha bartilameedka ah
Cidamada israil Sigaar ah waxay u bartilmaameed sanayaan kooxaha dhaliinyarada ah ee ree falastiin iyaga oo ka cabsi qaba weraro ay kula kacaan israiliyiinta dabaal daga wada.
Inta badan wadamada beesha caalamka ayaan si dhaba israil ugu aqoonsanay shegashadeeda ku adan lahaansha daanta galbeed ee magalada qudus iyaga oo marar badana ugu baaqay wadahadal wada jir ah oo ay dhincyadu ka yeshaan arinkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments