Dawladdaha Uk iyo Australia oo gaaray heshiis ganacsi oo xor ah

0
303
The UK and Australia. British and Australian flags. Official colors. Correct proportion. Vector illustration

Dawladaha Australia iyo boqortoyada Uk ayaa ku dhawaaqay maanta heshiis ganacsi oo cusub oo ay wada gareen dhinacyadu .
Dawalada uk ayaa wada dadaalo ay heshiisyo ganacsi kula galayso wadamada kale ee dunida iyada oo doonaysa in xal ay u hesho kutiirsanaanteeda ganacsi ee midowga yurub.
Raisul wasaraha Britain Boris Johnson ayaa bogaadiyay heshiiskan oo uu ku tilmaamay mid wax ku ool ah oo faaido u leh labada dawladoodba.
Waxaa uu sheegay in xisbiga uu hogaanka u hayo ee Conservative-ku uu wado dadaalo kor loogu qaadayo dhaqaalaha UK iyada oo la baadi goobayo suuqyo caalami ah iyo fursado ganacsi oo cusub kadib kabixitaanki boqortooyada ee midowga yurub.
Labada raisul wasaare ayaa yeeshay kulan ayay kaga wada hadlayeen arinkani intii uu socday shirka wadamada laisku yiraahdo G-7 oo labadan dal ay xubno ka yihiin.
Mr. jonson waxaaa uu shegeen in xiriir ganacsi ee xor ah uu gacan ka gaysanayo kor u sii qaadida xiriirka ka dhaxeeya labada dawladood.
Heshiiskani waxaa kamid qodob ogolaanaya in dadka da’doodu ka wayn tahay 35 sano marki ugu horaysay loo ogolaan doono inay u shaqa tagaan Austrilia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here