Baaq loo diray wadayaasha mootooyiinka Tana River

0
121

Hawl wadeenada mootooyiinka ismaamulka Tana River oo loo qabtay kulan wacyigalin ah ayaa loogu baaqay inay u hoggaansamaan shuruucda taraafikada si loo xoojiyo amniga waddooyinka.