DHAGEYSO:Mucaaradka oo weli ku adkeysanaya in ay dibadbax sameyn doonaan

0
50

Hoggaamiyaha xisbiga DCP Rigathi Gachagua ayaa sheegay in uunan waxba iska beddelin qorshahoodii ahaa in ay toddobaad ka dib sameeyn doonaan dibadbax.
Xilli uu ku sugnaa ismaamulka Murang’a ayuu sidoo kale dhallinyarada ugu baaqay in ay qaataan kaarka codeynta si sanadka 2027-da uu u dhaco isbeddel hoggaamineed.