Kalkaaliyeyaasha isbitaalka KNH oo ku hanjabay shaqo joojin

0
98

Xoghayaha ururka qaran ee kalkaaliyeyaasha dalka ee (KNUN), Seth Panyako, ayaa shaaciyey in kalkaaliyeyaasha ka howlgalo isbitaalka qaran ee Kenyatta ee magaalada Nairobi aynan berri oo Isniin ah shaqo tagi doonin.
Waxaa uu tani u aaneeyay mushaaraad ka soo dib dhacay , lacagaha howlgabka oo aan la bixin iyo caqabado dhanka shaqaaleysiinta ah.