Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan saraakiisha ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed xilli uu maanta khudbad ka jeediyay munnaasabadda sanadguurada 66-aad ee aas-aaska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Home Wararka Soomaaliya DHEGEYSO:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu hambalyeey guulihii ay...




