DHEGEYSO:Wasiir Murkomen oo baaq u diray dhalinyarada

0
144

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Kipchumba Murkomen ayaa dhalinyarada ku booriyay inay iska diiwaangaliyaan doorashada .
Wasiir Murkomeen ayaa kula taliyay dhalinyarada inay isku diyaariyaan ka qeyb qaadashada doorashada guud ee sanadka 2027.

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyiinka dalka IEBC waxay sheegtay in 875,501 oo codbixiye cusub ah la diiwaan geliyay
531,185 ayaa isdiiwaangeliyey intii u dhaxaysay 6-dii Abriil iyo 9-kii bishan Abriil
Ismaamulka Nairobi ayaa hoggaaminaya codbixiyaasha cusub ee iska diiwaangaliyay doorashada kuwaas oo gaaraya 96,879.