Booliiska oo baaraya dil loo gaystay shaqaale ka tirsanaa shirkadda Korontada ee Kenya

0
146

Taliyaha Booliska ismaamulka Isiolo Isaac Sang ayaa xaqiijiyay dilka Shadrach Makembo oo ka tirsanaa Shirkadda Korontada iyo Nalalka Kenya, kaasoo la dilay isagoo ku jira shaqo.
Tuhmanaha looga shakisan yahay dilkiisa ayaa baxsad ah.
Booliiska ayaana sheegay in ay ku daba jiraan.
Shirkadda adeega korontada dalka oo ka tacsiyadaysay dilka shaqaalahedda ayaa sheegtay in ay ka shaqeyn doona badqabka hawlwadeenadeeda.