Dowladda dalka ayaa saldhig amni ka dhistay Xadka ay wadaagaan dowlad deegaanada Marsabit iyo Wajir si loo xakameeyo Daroogada iyo isku socodka Sharci-darrada ah.
Bulshada ayaa looga mahadceliyay iskaashiga kala dhaxeeya laamaha ammaanka sida uu faah faahinayo taliyaha Booliiska ismaamulka Wajeer.




