Waxaa laga soo waramayaa inuu si aad ah sare ugu kacay Qaymah Hilibka lagu kala Iibsado Suuqa Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle sidoo kalena ah Xarunta Gobolka shabeelada Dhexe.
Ganacsatada Suuqa Hilibka Magaalada Jowhar ayaa sheegay inuu Qaymaha Hilibku sare u kacay Maadaam Magaaladaas uu wabiga shabeelle si aad ah ug fatahay ayna adag tahay in Xoolaha Miyiga laga Keenayo magaalada la soo gaadhsiiyo.