Kumanaan qoys oo ku kala nool qaybo ka mid ah dowlad deegaanka Wajeer ayaa ka faa’iidaystay xirmooyin cunto ah oo ay qaybisay hay’adda Baitulmaal taasi oo ku saabsan hindise Ramadaan ah oo socday muddo toddobaad ah.
Dadka deegaanka iyo mas’uuliyiinta ayaa bogaadiyay deeqdan.
Dhinaca kale Dowlada Wajeer ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Dadka an lixaadkooda dhameystirneyn,iyadoo taasi looga mahadceliyay.




