DHEGEYSO:Dambi baarayaasha Nyeri oo baaraya nin dilay labo haween ah

0
156

Baarayaasha dowlad deegaanka Nyeri ayaa xiray nin 23 jir ah oo looga shakisan yahay inuu dilay laba haween ah oo da’doodu u dhaxayso 28 iyo 23.
Joseph Weru ayaa lagu eedeeyay inuu dilay haweenka intii u dhaxaysay 15-Kii bishii Janaayo iyo 12-kii bishan Febraayo, ka hor intuusan meydadkooda ku tuurin beer qaxwada.