Wararka Kenya DHEGEYSO:Xubnaha golaha deegaanka Busia oo ku baaqay kulan degdeg ah By star - February 7, 2026 0 265 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xubnaha golaha deegaanka Busia ayaa ku baaqay kulan degdeg ah si loo xalliyo is mari waaga u dhexeeya xoghayiha golaha Allan Mabuka iyo ku-simaha xog’hayaha Gabriel Erambo kaas oo carqaladeeyay howlaha golaha baarlamaanka hoose ee Busia. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/02/Busia-1.mp3