DHAGEYSO:Masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya oo ka qayb galay xuska maalinka badaha

0
360

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee badaha aduunka oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Masuuliyiintaan oo ka kala socday hay’ado kala duwan oo ka kala Tirsan dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada ayaa waxay dhamaantooda Hoosta ka wada Xariiqeen muhiimada ay baduhu bulshada U leedyihiin iyo sda la doonayo inay dadka Soomaaliyeed uga faa’iidaystaan Xeebaha dhaadheer ee dalkoodu leeyahay.