DHEGEYSO:Caqabadaha waxbarashada ee Laikipia oo ku qasbay ardayda inay geedaha hoostooda wax ku bartaan

0
177

Waxbarashada deegaanka Waqooyiga Laikipia ayaa noqotay dagaal maalinle ah oo lagula jiro cimilada, gaajada, dayacaadda iyo amni darada.
Ardeyda wax ka barta dugsiga hoose ee Namunyak ayaan heeysan agab waxbarasho iyaga oo geedaha hoostooda ay u noqdeen fasallo.
Xaaladan ayaa muujineysa caqabadaha waaweyn ee waxbarashada ka jira Laikipia, gaar ahaan deegaannada miyiga ah.