DHAGEYSO:Heshiis nabadeed oo la kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay gobolka Hiiraan

0
583

Gudiga dhexdhexaadinayay Beelaha ay dirirtu dhexmartay ayaa warbahainta u sheegay inay labada maleeshiyo heshiis kala dhexdhigeen islamarkaana ay dib u Celiyeen qoryo ku kala maqnaa maleeshiyaadka.
Nabadoonada labada dhinac ayaa dhankooda sheegay in Heshiiskaan lagu guulaystay.