Jamaica waxay ku dhawaaqday inuu ka dillaacay cudurka bakteeriyada ee leptos pirosis, kaasi oo sababay dhimashada lix qof , ka dib burburkii ka dhashay duufaantii Melissa dabayaaqadii Oktoobar.
Duufaantii Qaybta 5aad ayaa ku dhufatay jasiiradda Caribbean Oktoobar 28, taasoo keentay daadad iyo dhul-go’ baaxad leh .
Biyaha wasakhaysan ayuu ka dhashay caabuqaas, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.




