Dagaallo Qabiil oo ka dhacay Ciraaq oo ay ku dhinteen Siddeed Qof

0
118

Iskahorimaadyo qabiil oo ka dhashay dhul beereed oo ku yaal bartamaha Ciraaq ayaa sababay dhimashada siddeed qof iyo dhaawaca sagaal kale sida uu sarkaal ka tirsan hay’adaha amniga gobolka Wasit u sheegay wakaaladda wararka ee AFP.
Ciidamada amniga ayaa la geeyay aagga, inkastoo iskahorimaadyada aysan weli joogsan.
Iskahorimaadyada noocan ayaa caadi ka ah gudaha Ciraaq.