Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Guddoomiyaha Garissa oo soo jeediyay in laga gudbo siyaasadda shacabka lagu kala...

Guddoomiyaha Garissa oo soo jeediyay in laga gudbo siyaasadda shacabka lagu kala qaybiyo

Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorane ayaa shacabka kula taliyay in ay ka feejignaadaan siyaasadda ku saleysan kala qaybsanaanta.
Waxaa uu siyaasiyiinta ku boorriyay in aynan dadweynaha kala gayn.
Tani ayaa imaanaysa maalmo un ka dib markii la soo afjaray mooshin hadal hayn ballaaran dhaliyay oo la doonayay in xilka looga qaado guddoomiyaha golaha hoose ee dowlad deegaankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments