DHEGEYSO:Wasiirka Caafimaadka ee dalka oo sheegay in laga hortagi doono daryeel xumada ay wajahaan hooyada iyo dhallaanka:

0
171

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Aden Bare Ducaale ayaa sheegay in Dawladdu ay dejisay xeelado lagaga hortagayo dhimashada hooyada iyo dhallaanka.
Hadalkan ayuu jeediyay xili uu xarrun isbitaal ka hirgalinayay dowlad deegaanka Laikipia.