DHEGEYSO:Digniin adag oo loo diray dadka ka macaasha ka ganacsiga caleenta shaaha ee kenya

0
271

Madaxweyne ku xigeenka dalka Prof. Kithure kindiki ayaa uga digay kooxaha ka ganacsada caleenta shaaha in dowladdu ay qaadi doonto tallaabo lagu ilaalinayo beeralayda shaaha.
Waxaa uu sheegay in ay jiraan dad ka macaasha ka ganacsiga caleenta shaaha taasi oo saameyn ku yeelatay beeralayda.