DHEGEYSO:Qaar ka mid ah burcadda Kerio Valley oo isa soo dhiibay

0
305

Ka dib markii ay dowlada waqti siisay burcadda Kerio Valley ayaa waxaa isa soo dhiibay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta burcadda iyo hubkii ay haysteen.
Kooxaha burcadda ah oo dhibaato xoogan ku heysa bulshada Kerio ayaa ku nafwaayay dhawr qof.
Laamaha ammaanka ayaa wali burcadda ugu baaqaya in ay isa soo dhiibaan oo ayna soo wareejiyaan hubka ay heystaan.
Seddax ka mid ah raga burcadda ugu cuslaa ee isa soo dhiibay ayaa dareenkooda muujiyay.