Wararka Kenya DHEGEYSO:Saameyn ka dhashay roobab xoogan oo ka da’ay ismaamulka Kisumu By star - October 4, 2025 0 338 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Roobab xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay qeybo ka mid ah dalka gaar ahaana Magaalada Kisumu ayaa waxaa ka dhashay saameyn xoogan. Ganacsatada suuqa Kibuye ee Kisumu ayaa sheegay in uu suuqooda ka dumay iyagoona dowlada baaq u diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/10/Kisumu.mp3