Madaxweyne ku xigeenka dalka Prof. Kithure Kindiki ayaa shalay ku dhawaaqay dhismaha waddada isku xirta Garissa, Dhadhaab iyo Liboi inta lagu guda jiro socdaalkiisa xoojinta haweenka ee Wajeer iyo Gaarisa.
Muddo tobanaan sano ah, bulshada ku dhaqan Gaarisa, Dhadhaab, Liboi iyo aagagga faragelinta ayaa waxaa ay ku noolaayeen waddooyin aan inta badan la mari karin xilliyada roobka, una nugul faragelinta amniga, iyo calaamad muujinaysa dayac ballaaran oo ka jira Waqooyi Bari Kenya.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Kindiki oo sheegay in goordhow la bilaabi doono dhismaha waddada isku xirta...