DHEGEYSO:Senetarka Tana River oo eedeyn u jeediyay Rigathi Gachagua

0
417

Senetarka dowlada deegaanka Tana River Danson Mungatana ayaa ku dhaliilay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Rigathi Gachagua inuu dalka ka dhex wado siyaasad kala qeybin ah.
Waxaa uuna ugu baaqay in uu diirada saaro hormarka dalka.