Adeegga qaranka Booliska ayaa mar kale wajahaya eedeymo culus ka dib markii qof uu ku dhintay xabsiga dhexe ee Mombasa iyadoo aan la ogeen sababta.
Simon Warui, oo todobaad ka hor lagu waayay Magaalada Nairobi, ayaa meydkiisa la helay, iyadoo la ogaaday in uu u dhintay jab ka soo gaaray qoorta.
Qoyska Simon oo uu baahan in dhacdadan laga jawaabo ayaa dalbanaya cadaalad.