DHEGEYSO:Qalalaase ka dhacay xafiiska DCP ee magaalada Meru

0
397

Qalalaase ayaa maanta ka dhacay xafiiska DCP ee magaalada Meru ka dib markii xubnaha xisbiga ay baddel ku samayeen hoggaanka xisbigaas ee dowlad deegaanka Maru.