Ehelada maxaabiista lagu heysto Qaza oo cambaareeyay Israa’iil

0
435

Ehelada maxaabiista Israa’iil ee lagu haysto Gaza ayaa cambaareeyay ansixinta wasaaradda difaaca Israa’iil ee qorshaha ay ku qabsanayso magaalada Gaza, waxayna xukuumadda ku eedeeyeen inay iska indho-tirtay hindise xabbad-joojin ah oo ay ansixisay Xamaas.