Milatariga Israel oo sheegay in askari si xun loogu dhaawacay koonfurta Qaza

0
429

Ciidanka Israa’iil ayaa hadda soo saaray bayaan ay ku sheegeen in askari ka tirsan guutada 90-aad ee guutada Kfir “si xun loo dhaawacay” intii uu socday dagaalka koonfurta Gaza.
Ciidamada ayaa sheegay in askariga la geeyay isbitaalka si loogu dabiibo.
Horaantii, Guutooyinka Qassam ee Xamaas ayaa sheegtay in dagaalyahanadooda ay dileen kuna dhaawaceen askar Israa’iili ah xili ay weerar ku qaadeen koonfur bari ee magaalada Khan Younis.