DHEGEYSO:Beeraleyda Busia oo sheegay inay caqabad heysato

0
467

Dadka ku nool ee ismaamulka Busia ayaa dowladda ka dalbanaya cagafcagafyo si kor loogu qaado haqab-beelka cuntada iyo dhimista saboolnimada.
Baaqooda ayaa yimid xili ay ka qeyb galeen madal hormarineed.
Waxaa ayna tilmaameen in caqabad ay dareemayaan beeraleyda.