Booliska ismaamulka Uasin Gishu ayaa gacanta ku dhigay khamro been abuur ah oo la rumeysan yahay in loo waday magaalada Eldoret.
Booliska ayaa sheegay in tani ay saameyn ku yeelan karto carruurto,iyadoo ay dowlada kordhisay hawlgalada ka dhanka ah maandooriyaha sharci darada ah.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Booliska ismaamulka Uasin Gishu oo gacanta ku dhigay khamro sharci darro ah