Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Qaran Onesmus Kipchumba Murkomen ayaa soo saaray digniin adag oo ku socota dadka geesta xadgudubyada ku saleysan jinsiga.
Murkomen ayaa hadalka ka jeediyay xilli uu booqasho shaqo ku tagay ismaamulka Makueni isagoo sheegay in cid walbo oo lagu helo in ay ku howlantahay jebinta sharciga tallabo laga qaadi doono.
Wasiirka ayaa sidoo kale u digey dadka qariyo arrimaha la xiriira kufsiga ay waalidiinta qaarkood u geestaan carruurtooda isaga oo sheegay in arrintaas aan lagu xalin karin hab dhaqameed.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Murkomen oo soo saaray digniin adag oo ku socota kuwa geysta xadgudubka...