DHEGEYSO:2 canug oo ku dhintay goob lagu dabbaasho oo ku taalla Nyali

0
600

Waxaa la xaqiijiyey in labo canug ay ku nafwaayeen goob lagu dabbaasho oo ku taalla deegaan baarlamaneedka Nyali ee ismaamulka Mombasa.
Ehellada carruurta ayaa sheegay in ay ka tageen Nairobi si ay Mombasa ugu soo nastaan balse ay ku dhinteen goobtaasi.
Qaar ka mid ah ehellada iyo mas’uuliyiinta oo arrintan ka hadlay ayaa yidhi.