Booliska ismaamulka Kakamega ayaa ka codsaday dadka deegaanka in ay gacan ka geystaan sidii loo aqoonsan lahaa dambiilayaasha ka dambeeyay dilal xiriir ah oo ka dhacay magaalada Kakamega iyo duleedkeeda.
Arrintan ayaa timid kadib markii dil bareer ah loo gaystay nin biro ka ganacsan jiray oo reer Lurambi ahaa, kaasi oo meydkiisa laga helay meel u dhow albaabka dugsiga sare ee Ebwambwa.
Dadka deegaanka ayaa dhacdadan walaac ka muujiyay.




