DHEGEYSO:Senetarka Tana River oo baaq soo saaray

0
510

Senetarka ismaamulka Tana River ayaa ugu baaqay shacabka dowlad deegaankaas inay ka fogaadaan qab’yaalada ay adeegsadaa xiliyada codbixinta,isagoona arrimahaas walaac ka muujiyay.