Mudahana laga soo dortay Dhadhaab Faarax Macalin Maxamad oo socdaal shaqo ku jooga deegaanka Dhadhaab ayaa ka warbixiyay mashruucyo ay dowladda ka hirgalisay deegaankiisa sida dadkii faraha qaxotiga galey ee deganka ahaa oo laga sarey diwaanka qaxotiga sharcina lasiyay. Waxaa uu sidoo kale ka hadlay arrimaha qaxootiga Dhadhaab oo malmahan kacabayey hay,adaha samafalka waxaana xidlhibaanka hadaliisa kamid ahaa.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Faarax macallin oo ka hadlay mashruucyada ay dowladda ka hirgelisay deegaanka Dhadhaab




