Qaar ka mid ah ganacsatada dalka ayaa walaac ka muujinaya mudaahaaradyada qorsheysan oo dalka ka dhaca ka dib markii la bililiqaystay hanti aad u badan.
Ganacsatada ayaa ka walaacsan amnigooda ganacsi maalinta Saba Saba iyadoo Kenyaanka ay maalintaas qorsheynayaan dibadbax.