DHEGEYSO:Hagaamiyaasha kaniisadaha Kericho oo cambaareeyay hadalk ka soo baxay Murkomen

0
317

Hogaamiyayaasha kaniisadaha ee ismaamulka Kericho ayaa cambaareeyay amarka toogashada ee uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Kipchumba Murkomen.
Wasiir Murkomen ayaa Booliska ku amray in ay toogtaan dibadbaxaayasha isku daya in ay u soo dhawaadaan saldhiga Booliska.