Israa’iil oo 21 qof ku dishay Qaza

0
204

Xabbad-joojintii u dhaxaysay Israa’iil iyo Iiraan ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa u muuqata mid sii soconaysa, iyadoo ciidammada Israa’iil ay sii wadaan dagaalka ay ku hayaan Qaza, oo ay ku dileen ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah tan iyo saqdii dhexe ee xalay.
Aqalka Cad ayaa beeniyay warbixin sirdoon oo sheegaysa in duqeymaha Mareykanka ee goobaha Nukliyeerka ee Iran aysan gabi ahaanba burburin xarumahaasi oo kaliya dhowr bilood ay dib u dhigeen barnaamijka.