Iran oo sheegtay in weerarada ay ku qaadeen Israa’iil ay tahay ‘is difaacid’

0
338

Iran ayaa sheegtay inaysan doooneyn in colaada kala dhaxaysaa Israel ay ku fido wadamada deriska la ah sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Cabbaas Arakchi.
Jawaabta milatari ee Iran ee ka dhanka ah Israa’iil waxay ku salaysan tahay is-difaac, ayuu raaciyay.
Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka wadda guud ahaan dalka Iiraan maalintii saddexaad .