DHEGEYSO:Kumanaan ardey ah oo ka faa’iidaystay barnaamijka Inua Masomo ee Murang’a

0
408

Kumanaan ardey ah oo dhigtay iskuulada maalinlaha ah ee ku yaalo dowlad deegaanka Murang’a ayaa ka faa’iidaystay barnaamijka Inua Masomo oo uu hirgeliyay barasaabka ismaamulka Irungu Kang’ata.
Barnaamijkan oo la bilaabay bishii January ee sanadkan ayaa loogu tala galay inuu saacido ardeyda ka soo jeedo qoysaska saboolka ah.